Ciidanka Cirka Soomaaliya

Ciidanka Cirka Soomaaliya
Somali Air Force
Astaanta Ciidanka Cirka Soomaaliya
La aasaasay1954
Wadanka Somalia
QeybtaCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
u qaabilsanDagaalka cirka
Ka tirsanCiidanka Qalabka-Sida Soomaaliya
XarumahaWeerarka cirka
HalkudhigIsku Tiirsada!
Af Ingiriis : Lean Together!
midabka        
Engagements1960-1964 Dagaalkii xoraynta ogaden
1982 Dagaalkii labaad
Dagaalkii Shifta
Hogaanka
Hogaanka
hadda
Gen.Mohamoud Sheik Saciid
Hogaan
hore
Cali Mataan Xaashi 1960-1978
Utaagan
Haybad

Ciidamada Cirka Soomaaliyeed (SAF) (Af Ingiriis : Somali Air Force), waa awooda ciidanka cirka oo ah qeyb ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya. Ciidanka cirku waxay masuul ka yihiin ilaalada hawada iyo cirka wadanka Soomaaliya. Markii wadanka Soomaaliya xoriyada qaatey 1960kii ayaa la aasaasay ciidanka cirka, waxaana hogaanka ciidankaas gacanta ku hayay duuliyihii ugu horeeyay Cali Mataan Xaashi.[1] Si kastaba ha ahaatee, Ciidanka Cirka Soomaaliya waxay wakhti ahaayeen kuwa ugu awooda badan Geeska Afrika.[2] Burburkii wadanka 1990kii ayaa burburisay ciidankaasi; waxaase dib-loo soo nooleeyay sanadkii 2010.

  1. Luigi Pestalozza, The Somalian Revolution, (Éditions Afrique Asie Amérique latine: 1974), p.27.
  2. Tom Cooper, African MiGs: MiGs and Sukhois in service in Sub Saharan Africa, (SHI Publications: 2004), p.109.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne